Riyooyinkii Dahsoonaa

RIYOOYINKII DAHSOONAA

"Riyooyinkii Dahsoonaa" Waa Dhigane u Qaabeysan Hab Curin Cusub oo ah (Sheekooyin Dahsoon oo u Sawiran Riyo ahaan) Kuwaa oo ka Tarjumaya Qadiyado Soomaalinimo oo Mug leh Sida Dhaqanka, Halganka, Dhallinyarada, Rajooyinka Shacabka, Dhibaatada ay Colaaduhu Ku Reebeen Dhallaanka, Odoroska Mustaqbal Ee Dowladnimo, iyo Arrimo Kale oo Dhamaantood ah Kuwa Bulshada Ku dhex leh Hadal Heyn Iyo Saameyn Intaba.

"Riyooyinkii Dahsoonaa" Waxa uu Soo Bandhigayaa Qormooyin Farshaxameed Xanbasrsan Macnooyin Dahsoon iyo Riyooyin Ku Qotoma "Socdaallo Kala Gadisan" Iyo Sidoo Kale Maansooyin Ka Tusaala Bixinaya Ujeedooyinka Fog Ee Qormooyinka Buugga.

Comments

Popular posts from this blog

Harar iyo Banaadir: (Amxaaro iyo Moobleen) (1887__1905

Cabdulaahi Ciise __ Halgan iyo hal adeyg xorriyad doon

Moqadisho: marqaati sooyaal iyo muran maqaam